XAAJO.COM

Baafin: Ma aragtey mana taqaanaa Qoorleex Dhaqane(Colhaye)

Waxaa lasoo xidhiidhay xafiiska warbaahinta xaajo ee dalka koonfur Afrika Xassan Rabaax Kilaas oo ka tirsan jaaliyadda deegaanka Soomaalida Ethiopia ee isla dalkani.

Xassan waxuu baafinayaa nin ay ilama adeer yihiin oo maqan in ka badan muddo dhan 4 sanno meel uu jaan iyo cidhib dhigay.Ninkan oo lagu magacaabo Qorleex Dhaqane oo ku magac dheeraa(Colhaye) ayaa xilligii dad ugu war dambeeysay ku noolaa maamul goboleedka Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso. Colahaye ayaa asal ahaan kasoo jeeda degmada Dhanaan ee gobolka Godey ayaa dadiisu tahay 23sanno jir.

Haddaba hadii ay jirto cid garaneysa , kawarheysa ama taqaana fadlan la xidhiidha ama gaadhsiiya Xassan Rabaax Kilaas oo laga helo telafoonka ah

 +27 719900118 or 0732888151 ama emailka ah

timacade2015@hotmail.com

Xaajo.com

South Africa

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print