XAAJO.COM

Cabdi Cumar Dheere oo Muqdisho ku geeriyoodey

Innaa Lillaahi Waa Innaa Illaahi Raajicuun: Waxaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho Maxruum Cabdi Khaliif Cumar Dheere oo ahaa oday dhaqameed kasoo jeeda magaalada Dhanaan kadib markii muddo ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa ku dhintey Isbitaal Banaadir oo maalmihii ugu danbeeyey nolashiisa lagula tacaaleeyey. Illaahay ha unaxariisto Marxuumka janadiina eebbe ha geeyo, dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print