XOl:Maamulka Warbaahinta Xaajo iyo shaqaalaha meelkasta oo ay joogaanba waxay dhamaantiin idin leeyihiin Ciid Wanaagsan waxaana eebbe ka baryeynaa inuu inaga wada aqbalay Soomkii inagana dhigo kuwii ka faaiidey. Sidoo kale waxaan ka baryeynaa in ciidan teeda kale inagu gaadhsiiyo nabad, hormar iyo cibaado suuban.
Meelkasta oo aad joogtaan ku ciida caafimaad san.
Maamulka Xaajo.com