XAAJO.COM

Ciid Wanaagsan tan teedana nabad iyo caano

Maamulka iyo guud ahaan shaqaalaha Xaajo meelkasta oo ay joogaanba waxey idin leeyihiin ciid wanaagsan kuna ciida nabad iyo caafimaad. Waxaan illaahayga raxmaanka ka baryeynaa inuu ciiddan teeda kale inagu wada gaadhsiiyo nabad iyo caafimaad.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print