XAAJO.COM

Culimo caan ka ah geeska afrika oo dawro kawada magaalada jigjiga.

Culimada kala,ah sh/axmed cabdi samed iyo sh/ xasan maxmed ibraahim(abuu xasaan) ayaa safar dacwo kutagay isbuucan  magaalada jigjiga culimadan oo ku caanbaxay wacyigalinta iyo baraarujinta bulshada soomaaliyeed ayaa waxay xalay magaalda jigjiga kabilaabeen dawro  cinwaan keedu yahay (fududeeya hana adkaynina) dawradan ayaa kabilaabatay masaajidka nuur ee magaalad jigjiga waxaana soowada jeediyay laba sheekhba.iyada oo qaybtii hore uu soo jeediyay sheekh axmed cabdi samed kuna  kudheeraaday siday diinta islaamku ahmiyada usiisay isudhimrinta iyo adadaygla,aanta,kadib markuu sheekhu dhameeyay qaybtiisii ayaa waxaa isaguna cinwaanka qaybtiisa kaqaatay sheekh abuuxasaan oo muxaadaro qayim,ah isna kasoojeediyaya masaajidka. Nadawadan ooy kasooqayb galeen dad aad ubadan oo katirsan bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa xalay xilidambe lasoogabagabeeyay iyada oo dad kii kasooqayb kalay ay jeclaayeen in ay culimadu siiwadaan muxaadarada. Nadwadan oo socondoonta labahabeen aya waxaa xalay lagalay qabtii hore .iyda oo qaybta labaadna loo balansan yahay habeekan isniinta ah,iyo masaajidka nuur. dhankakale waxaa kasocota magaalooyinka  dawlada deegaanka soomaali wacyigalin balaadhan ooy kawadaan culimada kunool gobalka iyo kuwa sooooqanaya.waxii faahfaahin ah.

 

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print