Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net

 



              

Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Main Menu
Dhacdooyinkan murugo leh. Maxaa keenay?
Maqaal

 

 

Cashiradan hoose ee kombiyuuterka waxaan kasoo xiganay Somalitech.com
-------------------------
Sideen u joojin karaa Internet Explorer error report?

Horudhac iyo isticmaalka jiirka (mouse)

Habaynta Desktop-ka kombiyuuterka

Sideed u nadiifin kartaa kombiyuuterka?

Masixidda barnaamijyada aadan u baahnayn(uninstall)

Sideed kombiyuuterka ugu celi kartaa sidii hore (WinXP System Restore)


»Dakhare Cumar Jees oo lagu diley Magaalada Muqdisho
War naxdin oo naga soo gaadhaya magaalada Xamar ayaa sheegaya in ninka lagu magacaabo Dakhare Cumar Jees saaka lagu toogtey isagoo sii galaya Isbitaalka Walaalkii oo kuyaalla xaafadda Hodan.

Lama garanayo sababta loo diley illaa iyo haddana lama oga cidda iska laheyd xabbadaas. Dilal aad ubadan ayaa kadhaca magaalada Xamar habeen iyo maalinba.

Maamulka xaajo iyo akhrsiyayaashiisaba waxey tacsi udirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Dakhare Xaaji Cumar Jees isagana waxaan eebbe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo. AMIIN.

Print This Article     comments (0)

   

 

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 Next >>

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com