XAAJO.COM

Guddi Omas oo ku geeriyooday Jigjiga

XOL:Guddi Omas oo ahaa ganacsade caan ka ahaa dawlad deegaanka Soomaalida ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga.

Allaha u naxariistee Guddi waxaa hayay xanuun in mudda ahba dhul dhigay. Bahda Xaajo, maamulka iyo shaqaaluhuba waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Guddi Omas, asagana Janadii Firdowsa ayaan Eebe uga baryaynaa, samir iyo iimaanna waxaan leenahay Allaha Raxmaanka ah haka siiyo Qoyska uu ka baxay.

 

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print