“Anigoo ah Ugaas Maxamad Ugaas Muxumad Qoox waxaan salaamyaa madaxweeynaha Mudane Cabdi Maxmud Cumar waxaana ugu hambalyeeynayaa horumarka iyo nabada uu gaarsiiyay dowlada deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Waxaan marnaba aan la ilaabi karin waxqabadkaaga iyo harumarka aad gaarsiisay deegaanka Sooomalida. Anigoo ku hadlaya magaca Beesha Reer Aw-Xasan waxaan madaxweeynha ka codsaneeynaa in uu wax ka qabto dhibaatooyin wayaahan danbe lagasoo sheegayo dagmooyinka ay degaan beesha Reerow xasanka gaar ahaan degmada Feerfeer inta aanay arinta gacanta ka bixin.
Dhibka ugu weeyn ay sabab u yihiin maamulka imanka ka jira degmada Feerfeer gaar ahaa Gudoomiyaha degmada Yaxye.
Xaajo.com