XAAJO.COM

Hambalyo: Sudeys Cabdirisaaq soo barbaar adeer!

Hambalyo dhalasho:Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa  Aabbe Cabdirisaaq Maxamed Macallin iyo Hooyo Yurub Xasan Aaden oo wiil ugu dhashey dalka Sweden wiilkaas oo loo bixiyay Sudeys Cabdirisaaq Maxamed Macallin. Waxaan illaahay uga baryeynaa in Sudeysi uu noqdo mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca. Waxaan leenahay Sudeys soo barbaar illaaheyna cimrigaaga ha barakeeyo

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print