XAAJO.COM

Hooyo Caasha Bootaan Magan oo ku geeriyootay Nairobi

Innaa Lillaahi Waa Illaahi Raajicuun: Illaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa maanta oo ahayd Sabti magaalada Nairobi ku geeriyoodey hooyo Caasha Bootaan Magan oo muddo xanuunsaneyd. Madaxa warbaahinta Xaajo iyo shaqaaluhuba waxay tacsi wadajirta oo tiiraanyo leh udirayaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey iyo gaar ahaan caruurteeda oo ku sugan meelo kala duwan oo dunida ah. Waxaan illaahay uga baryeynaa inuu janadii Fardawsa ahayd geeyo ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan kasiiyo.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print