xaajo logo
 
1 23456789101112131415161718192021222324252627282930313233 Next
HAVE YOUR SAY / MAANHADAL !
QISADA RAAGE UGAAS IYO FAARAX WIILWAAL by Cabdilaahu Cumar     2010-03-10 23:02:55
Aad iyo aad baan ugu mahad celinayaa, qisada fiican ee Raage ugaas iyo garaad faarax ee noo soo gudbiyay. Waxaan aad ugu farxay gabayga uu raage ka tirshay faraska laga soo dhacay Majeerteen. Ileen puntland waxay hada xabashi noogu dhiibeyso, waa rag aanu horay u karbaashnay ...Read more

SIXITAAN QISO by dheere     2010-03-10 23:07:46
saxiib ninka raage ugaas naagta ka qaatay wuxuu ahaa INA WIIL WAAL EE GARAAD XIRSI GARAAD FARAX GARAAD XIRSI mahayn garaad wiil-waalna ma ahayn nin raage ugaas meel la fadhiista wiil-waalna Jijiga ayuu ku aasan yahay ALLA u naxariiste lama dilin ee iskii ayuu u dhintay oo gabaygii dardaaran ee uu tiriyay markuu dhimanayay ayaa hada jijiga gidaarada ku qoron ee Askari raage ugaas Garaad wiil-waal ha soo garab dhigin ...Read more

AROOSIYO. MAHER KADHACAY QABRIDAHAR by hasssanfadli     2010-03-08 14:36:08
WAXAAN HALKAN UGA TAHNIYADEENEEYNAA LABADA QOF OO MAHERKOODA IYO AQAL GALKOODA UU KADHACAY MAGAALAD QABRIDAHAR EE GOBOLKA QORAHAY . CARUUSKACABDIFATAX CISMAN FARAH CARUUSADA/FARDOOSA CABDIRISAAQ ARDOON HABALYO 1-HASSAN WEEARAR 2- FADLI O FARAH 3CANAB M HUSSEAN 4-AXMAD.M HUSSEAN 5-SAHRA BARKHDLE 6-CIBAADO CABDULAAHI 7-HINDO SHEEQ MAXAMUUD 8-MUSTAFE DAAHIR ABSHIR 9CABDIFATAAX FARAH MAHAD 10-MAXAMAD DAH FARAX MAHAD 11-KHDRO FAARAH MAHAD 12-MUKHTAAR AXMAD CAABI 13-CABDULAAHI AXMA ...Read more

SIXID by GURXAN ROOBLE     2010-03-07 23:12:51
marka hore waxaan sallaamayaa dhalin yarada fudud iyo kuwa culus ee qora xaajo.com marka labaad waxaan ahay tani furi taan kii bogab xaajo nin ku xidhmaa aadna ula dhacsanaa wararka hufan iyo xaqiiqada jirta sida ay uga turjunto laakiin waxaa layaaba nimankan aan u malaynayay inay hihiin kuwo kala soobixi kara bada hoosteeda hadii xaqiiqada lagaliyo inay sixi waayaan qiso yar oo kadhex dhacday faarax xirsi faarax oo ahaa wiilkii xirsi wiil waal iyo raage ugaas anigu waxaan dhashay sanadku markuu ...Read more

SALAAN by axmed mahomed habane     2010-03-06 18:40:25
waxaan salaamaya shabaakada soomaliyed ee xaajo.com iyo shaaqalaheeda dhamaan waan uu hambaalyaynaynaa sida waacan ee barmaamujkoda isaagu tuubaridaan ...Read more

XAAJO WAA LA OGAADAY by jidwaq     2010-03-06 18:47:41
Asc, bogga xaajo waad salaamantihiin. salaan kadib, waxaan u maleen hayey in bogga xaajo ay u siman tahay somali galbeed. lkn waxaan ogaaday in ay tahay shabakad qabiil oo u adeegta ogadenka oo kaliya. garaad wiil waal waxa uu ahaa nin sharaf leh. ...Read more

JAWAABTA NIN OSMAN BELEL WATA EE QORAAGA LA HADLAY by Cismaan Xarago     2010-03-04 20:18:03
Osman belel ninka watoow, Ilaa hada waxaad weerar cad ula fadhidaa ninkii soo qoray qisadii raage ugaas. Wax cadeyn ah ood keentayna ma jirto labadii goor eed soo laabatay. Bal mar sadexaadka aad soo noqoto, Noo soo bandhig gabayadan aad tidhi raage wuxuu ka kala tiriyay qisooyin kala duwan,ee isku hal qiso ma aheyn. Iyo sheekada sidaad umaqashay oo buuxda. Kaa dhageysan meyno inaad wax mucaarado,adigiina aadanba wax cadeyn ah wadin. Taariikh iyo gabay buuxda oo beeninaya qisadaas horre een ...Read more

TOOSILUQUNTAADA HADDII KALE TABTAADAA AHAHOW WAA LAGAA TAGI,E by Osman Belel     2010-03-04 17:15:34
Markahor waxaan salammayaa Maamulka Xaajo iyo akhristayaasheeda Meel kasta oo ay dunida kajoogaan. waxaan filayaa inaan ahay qofkii ugu horeeyay ii isku dayay inaan soxo qoraagii qisadii Raage Iyo wiil waal, Ujeedadayduna mahayn inaan Muran dhaliyo ee wax baan rabay inaan soxo. Hadaba waxaan Akhriyay jawabo dhawr ah oo laga bixiyay arintaas. Waxaa dhab ah in qisada wax badan kaqaldanyahay oo qoraagu qorey Bowsifarabadan oo aan aqoon taariikheed kusalasnan, takale gabayada uu sooxigtay waxaa kuj ...Read more

WAXAA LA YIDHI by Daba dhurwaa     2010-03-01 20:36:15
asc akhyaarta ma waxaan waligeen ku jiraynaa waxaa la yidhi iyo waxaa la sheegay iyo raage, qamaan, wiil waal, iyo wiil mad iyo, dhoodaan, Sayid maxamed, iyo futuut wa fataat?? maanta maxaanu nahay? beesha absame xagay maanta kaga jirtaa aduunka? u r fucked in somaliland and puland and nfd and in zone 5 and in jubooyinka? ok it is not bad sheekooyinka taariikhda ah ee raggi ragg ahaa ee hore balse waa inaan maanta iyo wakhtigan aanu joogno taarikh samaysanno, wax iska dhicinno si unbuu ...Read more

QISO MIR QAAN by hanad xasan     2010-03-01 15:43:33
magaalada jigjiga waxaa mirqaamay labo nin mirqaanki ayaa kusaaqay dhalo ayay heso marna kadaawanayen marna mp3 dhagaysanayen siqdi dhexe ayay gabadhi shaaha iyo bunka ukenaysay kasexatay waalabo nin oo fax ah miyirkoodi tagay hadaba tuug ayaa guriga usoo dhacay tuugi waxu daremay inan ragani waxkala ogayn tvgi ama dhaladi ay daawanayen ayu qaaday tugi balse magaranayan inu ninkani tuugyahay hadaba rimoodki ilen iyaga haye ayuu katagi rabay tuugu midkamid ah ayaa yidhi war rimoodki ayaad il ...Read more

 
 
Enter your information in the form below

Your Name :


Email address :

 
Image file :
Title / subject:



 

Comments :