xaajo logo
 
Hambalyo:Aabo Jeylaani iyo Hooyo Roodo oo wiil ugu dhashey London
Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan salaan iyo hambalyo u diraynaa aabbe Jeylaani Cabdiqaadir iyo Rooda oo wiil ugu dhashey magaalada London ee dalka Ingiriiska. Wiilkan ayaa loo bixiyay Cilmi Jeylaani Cabdiqaadir. Waxaan illaahay uga baryeynaa inuu Cilmi ka dhigo midkii dalkiisa , diintiisa iyo dadkiisaba anfaca.

Waxaa hamblayadan diraya:
Dhamaan qoyska ree Cabdiqaadir Faarax Cadde iyoo caruurtiisa iyo waxay sii dhaleen iyo waliba Hooyo Ardo Faarax Cadde iyo Caruurtooda oo ku baahsan dunida dacaladeeda.

Salaantna mid lamid ahna waxaa tabinaya maamulka bogga Xaajo iyo dhamaan shaqaalaha sharafta leh ee iyaguna ka hawlgala bogga Xaajo.


Print this Article     Comment(s)


   
somalitech.com