| |
|
Geediga Nabadda Ururka ONLF iyo Dhagaxbuur (Sawiro) ... 05 Sep 2010 |
waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii saddexaad ee Barnaamijlkii Geedi socodka Nabadda Ururka ONLF ey ku marayeen Dhamaan Gobolada Dowlad Degaanka Somalida waana Barnaamij Taxane ah oo ay noo soo gudbiyaan Guddiga Wadaxaajoodka Ururka ONLF warqadan ayaa u qornayd sidan. Read more ..
|
|
Talo iyo Tusaale: “Talo Waa maraad garanweydo iyo maraad gaadhi waydo” WQ Faarah Qooley ... 04 Sep 2010 |
Aadamuhu (the Homo-sapiens) waxaa uu ka mid yahay uguna mudan yahay, noolaha badan ee uu Ilaahay alkumay ee uu ekaysiiyey, una sakhiray qaab-nololeedkooda mudada uu Alle nolol u qoondeeyey (الَّذِي خَلَقَ فَسَوَّىٰ وَالَّذِي قَدَّرَ فَهَدَىٰ). Mudnaantaas Aadamaha Alle u gaar yeelay waa garaadka dabiiciga ah ama Caqliga. Garaadkaasi haddii aan si toosan loo adeegsan, waxaa dhab ah in qof, qoys, qabiil, iyo qaranba uu u horseedi karo Khasaare Aduun iyo mid Aakhiraba; sida Qoomka Aayadan Qu’aanka ahi ka hadlyso (أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ بَدَّلُوا نِعْمَتَ اللَّهِ كُفْرًا وَأَحَلُّوا قَوْمَهُمْ دَارَ الْبَوَارِ) Read more ..
|
|
|
|