| |
|
Shir ka dhacey magaalada Odense ee dalka Denmark ... 02 Aug 2010 |
Shir si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maalintii sabtida ee taariikhdu aheyd 31.08.10 ka dhacey Hotel ku yaalla badhtamaha magaalada Odense ee dalka Denmark,shirkan oo eey si wadierne ah usoo qabanqaabiyeen dhalinta ka soo jeeda degaanka Soomaalida Ethiopia ee ku dhaqan dalkann Denmark Read more ..
|
|
Halkan Ka Akhri Nuqulkii Heshiiska UWSLF iyo Dawladda Ethiopia ... 30 Jul 2010 |
XOL:Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa nuqul kamid ah heshiiskii dhexmaray UWSLF iyo dawladdii Ethiopia midkaasoo ku qoran luuqadda Ingiriiska. Heshiiskan oo ka kooban Afar bog ayaa oo ahaa Mid taariikhi ah ayaa shalay ka dhacay 29.07.2010 Hoolka shirarka ee Hoteelka Ghion ee magaalada Addisababa. Heshiiskii oo qoraal ahna waa sidan. Read more ..
|
|
|
|