| |
|
Qalbi Dumey: Waxaad ilowdey oo saacad usoo lugeysey haddana ma ilawday oo ma tagtey? ... 17 Aug 2008 |
XOL:Waa markale iyo barnaamijkii Qalbi Dumey oo muddo hawada kamaqnaa. Maanta waxaan halkan idiinku heynaa sheeko xiiso leh oo la xidhiidha halmaankii ugu weynaa ee qof ka sheekeeyo. Dhamaan akhristayaasha waxaan ka codsanaynaa iney nala wadaagaan ninkii haya sheeko ka khatarsan sheekadan. Sheekadan waxey ka dhacdey gudaha dhulkeena waxayna ahayd in maalinmaalmaha kamid .. Read more ..
|
|
Ogeysiis: Mashruuca Waxbarashada Qoraxey oo kulan ku qabanaya waddanka Denmark ... 11 Aug 2008 |
XOL:Walaalaha jaaliyadda Qoraxey ee ku dhaqan waddanka Denmark iyo agagaarkiisa waxaa si walaalnimo ah loogu wargalinayaa iney kasoo qaybgalaan shir weynihii ugu horeeyey ee Mashruuca Qorahey Education Foundation(QEF) lagu qabanayo dalka Denmark. Shirkan waxaa lagu soo bandhigayaa warbixino muhiim ah maqal iyo muuqaal arimaha la xidhiidha Mashruuca QEF iyo meesha uu marayo. Sidoo kale waxaa walaalaha sharafta leh ee jecel wanaagga iyo hormarka ubadka laga codsanayaa iney kasoo qaybgalaan shirkan oo dhacaya, kana dhacaya... Read more ..
|
|
Qaybdiid Indhaqariye oo loo magacaabey guddoomiyaha magaalada Godey ... 11 Aug 2008 |
Wararka ka imaanaya magaalada Godey ayaa sheegaya in magaaladaas loo magacaabay Guddoomiye cusub kaas oo badalaya Guddoomiyihii hore ee magaalada. oo muddo dheer ka hor xilka laga qaaday, Guddoomiyahan cusub ayaa lagu magacaabaa Qaybdiid Indhaqariye. oo xilal kala duwan horey uga soo hayn jiray maamulka Gobolka Godey. Read more ..
|
|
TPLF Obliterating NGOs in the Ogaden –Two more NGOs’ Licences Revoked. By Saafi Labafidhin ... 10 Aug 2008 |
We have, on several occasions, stated how it is becoming increasingly difficult for international aid organizations to work in the Ogaden, and as a result they are opting to create partnerships with grass-roots, local Non-governmental Organisations (NGOs) who have long and better experience in reaching out the intended beneficiaries. On the other hand, we noted how the TPLF led regime has been busy in implementing policies hostile to NGOs in the past years.... Read more ..
|
|
The True Story of an Ogaden Women By Saafi Labafidhin ... 07 Aug 2008 |
It is about 01:30 pm local time and it is an unusually windy day in a dusty and dry village in one of Ogadens remotest areas. The temperature seems unforgivingly higher and the sun appears to have moved closer to the earth. The dry season has persisted longer than expected but people never give up looking at the barren sky; day in day out they pray for clouds of hope, clouds of rain. People and animals, and all other living things are competing for survival. Most importantly they are competing for scarce water and shade. Under an old acacia tree, lies a woman in her late fifties on a worn out mattress. .. Read more ..
|
|
Shir Samawadal oo ka dhacey magaalada London iyo go'aamadii kasoo baxey ... 07 Aug 2008 |
Shir aad u weyn oo ay si wanaagsan u soo abaabuleen xubno ka tirsan jaaliyadda Samawadal ee UK ayaa wuxuu ka dhacey magaalada London ee waddanka Ingiriiska markay taariikhdu ahayd 03/08/2008. Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee noociisa ah waxaa kasoo qeyb galay dad badan oo isugu jiray odoyaal, aqoonyahanno, dhalinyaro, iyo dumar kuwaas oo ka kala yimid gobolada waddanka Ingiriiska. Read more ..
|
|
Good news for Denan dwellers: Board to Buy Solar Oven for Denan ... 06 Aug 2008 |
Paul Munsen of Sun Ovens International pulls out a sheet of chocolate chip cookies he baked during a demonstration on his solar oven to board members of The Denan Project. The board has approved the purchase and shipment of the large solar oven to Denan, Ethiopia, for use in baking bread. ROXBURY - Paul M. Munsen of Suns Ovens International provided a demonstration on his solar oven to board members of The Denan Project on the driveway of Dick Young, president of The Denan Project. Read more ..
|
|
"Meher Waa Oggolaansho" Sheeko taariikhi oo Xiiso badan kana dhacdey Ogaadeenya ... 31 Jul 2008 |
Soomaalidu, siiba jiilalkii naga horreyay ee xoolo dhaqatada u badnaa, waxay ahaayeen dad aad u murti badan oo Alle ugu deeqay af Hodan ah. Nasiib darro ma jirto ama aad bay u yartahay murtidaas inta laga qoray. Sidaas darteed ayaan jeclaystay inaan idinla wadaago sheekadan oo aan kasoo tabiyay Haweeney aad u qiimo badan oo lagu magacaabo Kaabo Jibriil oon nasiib u yeeshay inaan sannado badan kadib la kulmo. Read more ..
|
|
Wakiilka qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo kaqaybgalay shir qureec sharafeed ... 29 Jul 2008 |
Waxaa magaalada Minnneapolis ee wadanka mareykanka lagu qabtay subixii sabtida ahayd Julay 26,2008 shir kooban oo quraac ah waxaana soo qabanqaabiyey labada urur ee kala ah East Africa Relief and Developement in Sandiego ,California oo uu madax ka yahay wali Warfaa (cabdicasiis) iyo Confederation of Somali Community in MN oo uu madaxda u yahay Dr, Said Fahiye Read more ..
|
|
|
|