xaajo logo
 
Press Release: Ethiopian Government and the ONLF in Peace Talks ... 15 Jun 2010
The Ethiopian government and the Ogaden National Liberation Front [ONLF] have had their first direct meeting. For quite some time now, there have been indirect diplomatic talks between the ONLF and the Ethiopian government which have been mediated by international bodies. Read more ..

Warsaxaafadeed:Wadahadal dawladda Ethiopia iyo JWXO golaha sare uga furmey dalka Jarmalka ... 15 Jun 2010
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia (JWXO) iyo dawladda Itoobiya ayaa waxaa wadahadal nabadeed oga bilowday dalka Jarmalka, magaaladda Frankfurt, kaasoo socday muddo laba maal mood ah (12.06 illa 13.06.2010). Shirka wuxuu ku bilowday kuna dhamaaday jawi aad u qurux daban, oo lagu diirsaday. Read more ..

Caddeyn iyo Cambaareyn: Warsaxaafadeed Qoyskii iyo Ehelkii Marxuum Luqoowe ku caddeynayaan ururka ONLF ... 15 Jun 2010
Anagoo ku hadlayna magaca qoyska ehelka iyo qaraabada Marxuum Luqoowe Muxumed Tayse oo kala jooga daafaha adduunkaoo lagu diley magaalada Qabridahare taariikhdu markey aheyd 13.04.10 waxaan bulshada Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan Soomaalida Ethiopia ku wargalineynaa in Luqoowe ay dileen ONLF amarkana ay bixiyeen Maxamed Cumar iyo Maxamed Ismaaciil. Waxaan qoraalkan aan kusoo bandhigeynaa emailo 7 ah oo ay isdhaafsadeen kuna qirteen dilka Marxuumka... Read more ..

Warbixin la xidhiidha Shirkii Maxamed Cumar ee Oslo ... 14 Jun 2010
XOL: "Ethiopia dhawr jeer ayaan la kulanay, waxeyna diideen shuruudaheena, Ka hortaga lana dagaalama jaaliyadaha ay safaaradda Ethiopia ka sameyneyso dibadaha" Waxey kamid ahaayeen hadalladii Admiraal Maxamed Cumar Cismaan mar uu ka jawaabayay su aalo laga weydiiyey madashii Shirka. Read more ..

Ogeysiis: Shirka Jaaliyadda Soomaaligalbeed ee London ... 14 Jun 2010
. Waxaa dadweynaha Soomaaligalbeed ee taageersan nabadda iyo heshiiska ururka UWSLF la galay dawladda Ethiopia lagu wargalinayaa mar labaad iney kasoo qaybgalaan shirweyne heersare ah oo ka dhici doona cinwaankan hoose. Read more ..

Shirweyne Jaaliyadda Soomaaligalbeed (Ogadenya)ee dalka Yeman ... 14 Jun 2010
Waxaa 13/6/2010 Kadhacay Hool aad Uwayn oo Kuyaala Badhtamaha Magaala Madaxda Yemen ee Sanca, Shirwayne aad Ubalaadhan oo ay Isugu yimaaddeen bulsha waynta reer Ogadenya ee ku nool dalka Yemen gaar ahaan kuwa daggan magaalada Sanca. Read more ..

Ajendaha Shirka caalamiga IHASA ee ka furmi doona Maraykanka ... 13 Jun 2010
XOL: Waxaa nasoo gaadhay Nuqul kamid ah ajendaha shirka IHASA ku qabaneyso dalka Maraykanka kaasoo ay kasoo qaybgali doonaan aqoonyahano, siyaasiyiin iyo mutacalimiin aad u badan HALKAN KA AKHRI AJENDAHA SHIRKA IHASA Read more ..

ONLF garabka Maxamed Cumar Cismaan oo Gawracey Cabdiyare Qorane Cabdinuur ... 13 Jun 2010
Cabdiyare Qorane Cabdinuur waxuu ahaa wiil yar oo udhashey gobolka Qoraxey gaar ahaan magaalada Qabridahare waxuuna ahaa wiil ka tirsan ururka ONLF garabka Maxamed Cumar isagoo aad uyarna ku biirey. Muddo badan markii uu kamid ahaa ururka ayaa waxaa dhacdey daruufo ciidanka dhexdiisa ah kuwaasoo ay ku adkaatey inuu ciidanka kusii jiro lafahiisana uu u baqay sidaas darteed Cabdiyare waxuu go aansadey .... Read more ..

Cabdiwali Xuseen Gaas(ONLF-Rescue Wing) Waan ogolnahay Wada hadal ... 13 Jun 2010
Kadib markii uu baaq xoog badan, oo isdabajoog ah nooga imanayey sadexdii bilood ee la soodhaafay Ugaasyada, Suldaamada, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Soomaalida Ogaadeenya ee ku nool dal iyo dibadba. Kuwaa soo naga codsanayey inaanu wadahadal layeelano dowlada Itoobiya...... Read more ..

Press Statement:Murshid Barud will lead Immigrant Outreach Effort ... 12 Jun 2010
I am very proud that Murshid has agreed to help our efforts. The focus of our campaign is renewing the promise of freedom and prosperity for all Minnesotans. People from around the world flock to Minnesota seeking a better life, seeking the American Dream,� said Mark Buesgens, Chair of the Emmer for Governor Campaign. Read more ..

Culimada UWSLF oo maanta Masaajidyada Jijiga Khudbado ka jeediyey(SAWIRO) ... 11 Jun 2010
Waxii Nacfi leh ayaa wax Anfacee, waxaa Maanta Masaajidda Magaalada Jigjiga Khudbooyin ka jeediyay Mashaa’ikh ka tirsan ururka UWSLF iyo Culimo ka yimid Dibedda . Culimada ayaa khudbadaha ka kala jeediyay shanta Masjid ee Magaalada Jigjiga ugu caansan. Masaajiddaas iyo culumadii ka khudbadeeyay ayaa waxay kala ahaayeen: Read more ..

Ogeysiis: Jaaliyadda Soomaaligalbeed UK oo qabaneysa Shir Taageero ah ... 10 Jun 2010
XOL:Waxaa dhamaan Jaaliyadda Soomaaligalbeed ee waddanka UK ku nool lagu wargalinayaa iney kasoo qaybgalaan shirweyn oo dhacaya 20/06/10 Maalin Axad ah kaasoo si aad ah loo agaasimayo laguna taageerayo geeddi socodka nabadda iyo talaabadii geesinimada aheyd ee ururka UWSLF isagoo udaneynaya shacabka ay qaateen. Shirkan waxaa Khadka Telka kaga soo qaybgali doona Madaxda UWSLF kuwaasoo ka hadli doona marxaladaha heshiisku marayo. Cinwaanka Meesha, Waqtiga la qabanayo ka eeg Xagga Hoose: Read more ..