| |
|
Wafdigii Ururka UWSLF oo saaka Gaadhay Gobalka Shiniile. ... 21 Aug 2010 |
Waxaa Saaka Gaadhay Degmada Shiniile ee Xarunta Gobalka Shiniile Wafdigii Ururka UWSLF ee halkaasi kusii jeeday, Wafdigan ayaa habeenkii Xalay ahaa ku hoyday Magaalada Diri-dhaba iyaga oo saaka markii uu waaga Baryayana u jahaysytay Dhankaa & Magaalada Shiniile Read more ..
|
|
Garabka Maxamed Cumar oo labanlaabay dhibka ay shacabka ku hayaan ... 20 Aug 2010 |
XOL:Wararka naga soo gaadhaya gobolada waddanka ayaa sheegaya in maalmahan danbe Garabka Maxamed Cumar Cismaan ay bilaabeen iney labanlaabeen dhibka ay shacabka ku hayaan iyagoo si naflacaari ah ula dagaalamaya dadka ku nool gobolada kala duwan ee deegaanka. Wararka nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in meelaha ay waxyeelada shacabka ka geysteen ay kamid tahay meel ka tirsan dagmada Qabribayax oo ay Xoolo geel iyo Adhi isugu jira oo badan Read more ..
|
|
Magaalada Fiiq oo Lagu Qabtay Sanad Guuradii 26aad ee ONLF ... 19 Aug 2010 |
Wararka ka imanaya magaalada Fiiq ee gabalka Nogob ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada shirweyn oo lagu xusayey sanad guuradii 26aad aas aaskii Jabhada ONLF.Jabhada ONLF, ayaa tan iyo intii ay wadahadalada nabad la furtay dawlada Itobiya, waxay xubnaheedu si xoog leh u soo galayeen gudaha Ogadeeniya iyaga oo u diyaar garoobaya shirweynaha qaran ee la sugayo in uu ka dhaca Ogadeeniya mid uun bilaha September iyo October 2010. Read more ..
|
|
|
|