| |
|
Sidee loo arkey wareysigii UniversalTV ee Maxamed Cumar Cismaan? ... 28 Oct 2009 |
Waxaa dhawaan TV-ga Universal ee caalamiga soo fadhiistey Maxamed Cumar Cismaan iyadoo maalmo ka horna la sii xayeysiiyey dadkana loo sheegey iney sii diyaarsadaan su aalaha ay qabaan ee ay rabaan iney waydiiyaan Adm. Maxamed Cumar. Haddaba sidee wax udhaceen, dadku maxey ka yidhaahdeen, Jijiga sidee looga arkey, Garabkiisuse maxey ka yidhaahdeen wareysigaas. Read more ..
|
|
Qaylo dhaan kasoo yeedheysa Waxgaradka Soomaalida Galbeed ee daafaha adduunka ... 28 Oct 2009 |
Waxaa nasoo gaadhey nuqul dheer oo baaq ah kaasoo ay ku saxiixan yihiin waxgarad iyo guurtida Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika kaasoo kaga hadlayaan talaabada maamulka Puntland ay ku qabqabteen dhalinyaro u dhalatey dhulka Soomaali galbeed kuwaasoo aan wax danbi ah galin. Odayada oo magacyadooda ku saxiixay qoraalkan dheer ayaa waxey baaqooda ku bilaabeen sidatan: Read more ..
|
|
Hay adda Somali Rights Monitor oo Canbaareeyey maamulada Puntland iyo Somaliland ... 27 Oct 2009 |
Hay’adda mareynta xuquuqda soomaalida waxeey canbaareynaysaa falalka xun xun eey ku dhaqmayaan maamuladda waqooyi bari iyo waqooyi galbeed eeyna ku u waadhsanayaan shacabka soomaaliyeed ee ka soo jeeda dulka s/galbeed.Hay’adda oo dabo socota shantii nin ee u danbeysay ee ka soo dagtay dekedda magaaladda BOSASO , maalin sadexaad kadibna eey la wareegeen ilaaladda madaxtooyadda Garowe kuwaas oo nin kamid ah shanta dhalinyaro ka iibsaday sirdoonka dalka Ethiopia, dhalinyaraddaas oo ka soo kicitimay dalka yeman una socday s/galbeed. Read more ..
|
|
Maamulka Puntland oo xabsiyada u taxaabay Ardey udhalatey Soomaaligalbeed ... 26 Oct 2009 |
XOL:Wararka naga soo gaadhaya maamul goboleedka Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay xabsiyada u taxaabeen wiilal ardey ahaa oo fasax ugu socdey dalkooda kana soo kicitimey dalka Yemen iyagoo raba iney usii socdaalaan dhulkoodii hooyo kana faaiideystaan fasaxaas. Wiilashan oo tiradooda lagu sheegey 5 wiil .. Read more ..
|
|
Dagaalo Ka dhacey Magaalada Sallaxaad una dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada ... 25 Oct 2009 |
Wararaka naga soo gaadhaya Degmada Sallaxaad oo ka tirsan Gobalka Fiiq ayaa sheegaya in ay ku dhinteen inta la ogyahay 15 qof dad badanna ay ku dhaawacmeen dagaal udhexeeya Somaalida dagan halkaasi iyo Qowmiyada Oromiya ee ay dariska yihiin. Illaa hadda wararku waxay sheegayaan in abaabul iyo is uruursi labada dhinacba ah ay socdaan, waxaa maanta ku sii jeeda aagaasi ay dagaaladu ka dheceen wafti ka socota kililka Soomaalida iyadoo shalay ay gaadheen ciidamada qalabka sida oo ay kala dhaxfadhiisteen. Read more ..
|
|
Ogeysiis:Shir sannadeedkii Jaaliyadda beesha Geri Koombo ee U.K. ... 24 Oct 2009 |
Waxaa dhammaan xubnaha Jaaliyadda beesha Geri Koombe ee U.K. lagu wargelinayaa in lagu qaban doono magaalada London , shir sannadeedkii Jaaliyadda. Waxa dhammaan lagu dhiirigelinnayaa xubnaha jaaliyadda ee dalka UK iyo dalalka ku dhow in ay si buuxda uga soo qayb galaan. taariikhda iyo meesha uu ka dhacayana waa: Read more ..
|
|
Barnaamijkii Faaqidaada Jimcaha: Yaa Iska Leh Ethiopia? ... 23 Oct 2009 |
Waxaan qormadii hore kusoo bandhigney in magaca Ethiopia uu yahay mid aan cidna laga xigin. Markii Muslimiintu ka talin jireen waddankaas intiisa badan dadkii ay maamulayeen waxey ahaayeen qawmiyaadka kala duwan ee daggan halkaas. Waxaa tusaale inoogu filan in maanta Tigreegu ay waardiyaynayaan magaca Ethiopia iyagoo ahaa qawmiyaddii dhibka ugu badan loogu gaystey magaca Ethiopia. Read more ..
|
|
|
|