| |
|
Helidda Baasaboorka Ethiopianka oo loo sahley Muwaadhiniinta DDS ... 25 Aug 2009 |
XOL: Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jijiga ayaa tibaaxaya in dadka baasaboor doonka ah ee u dhashey deegaanku ay aad ugu faraxsanyihiin qaabka loo agaasimo siinta iyo talaabooyinka hubsiinada ah ee maamulka Kililku qaado si loo hubiyo in qofka doonaaya baasaboorku uu yahay qof u dhashey gobolka. Baasaboorka Ethioipiya heliddiisa oo dhib badnaan jirtey ayaa ahaa mid u furan dhamaan umadda Soomaaliyeed Read more ..
|
|
Warsaxaafadeed: Ururka Nabadda iyo Horumarinta oo cambaareynaya falkii lagu dhaawacay Maxamed Sahal ... 25 Aug 2009 |
XOL:Golaha Nabadda iyo Hormarinta Deegaanka Soomaalida Ethiopia(HNHDSE) ayaa boggan Xaajo soo gaadhsiiyey nuqul saxaafadeed ay ku dhaleecaynayaan falkii lagu dhaawacay Maxamed Sahal oo ahaa masuul ka tirsan hoggaanka HNDHSE. Warsaxaafadeedkan ayaa oo isugu jira Codsi iyo Cambaareyn ayaa sidoo kale sharxaya waxqabadkii golahan isagoo dhanka kale magacaabaya shakhsi ay ku eedeeyeen inuu lahaa gacantii ugu horeysey ee gaadhey Maxamed Sahal. Warsaxaafadeedkan oo dhiiri galinaya isticmaalka maskaxda iyo caqliga ayaa uqornaa sidan: HALKAN KA WARSAXAADEEDKA Read more ..
|
|
Warbixin kusaabsan shirkii London oo ku dhamadey Qaab ay ku qanceen Waftigii Kililku ... 24 Aug 2009 |
XOL: Waxaa maalintii Sabtida ahayd ee bishu ay ahayd 22kii bishan August ayaa waxaa gudaha safaaradda Ethiopia ku leedahay caasimadda London lagu qabtey shirkii maalmahan loo shintirinayay kaasoo ay isku horfadhiisteen jaaliyadda London ee kasoo jeeda gobolka Ogaadeen iyo waftigii Kililka ee baryahan wareegayay qaaradda Yurub. Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen dad aad ubadan ayaa bilawdey hillaaddii 4:-10PM iyadoo taageerayaasha ONLF na sida wariyaheenu noogu soo waramay .... Read more ..
|
|
Bogga Xaajo oo ka digaya dhaqan xumada iyo aflagaadeynta beelaha Ogaadeenya ... 22 Aug 2009 |
Kadib markii aan dheeganay hordhac iyo xayeysiin Film cusub oo maamulka Dawladda Deegaanku sameeyeen kaasoo ay ugu magacdareen "Yaa Inoo Sheegey oo Inaga Sheekeeyey" ayaa waxaan dareeney inuu cajalkani ugu horeyn yahay meel ka dhac dhaqanka suuban ee bulshada iyo inuu marka labaad yahay jaaifo loo geysanayo beelaha Deegaanka oo aysan qaban aflgadaaddadaas. Read more ..
|
|
Ramadaan Mubaarak: Dunida Muslimka oo maalinta Barito soomeysa ... 21 Aug 2009 |
 Maamulka bogga Xaajo iyo shaqaalihiisu waxey dunida Muslimiinta la wadaageyaa farxadda bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana illaahay ka baryeynaa in bishan teeda kale inagu gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo umaddeenana dhibka ka dulqaado. Bishani waa bil kheyr waxaana ina wada faran cibaadada oo aan badino iyo Alla ka cabsi badan. Farxadda bishan barakeysan darteed maad agoonta Soomaaligalbeed wax ka afurisid. Waxaan adigana waxba ku yeeleynin oo ad u yar aakhiro iyo adduuna ku anfacaya agoontan Ka farxi. Read more ..
|
|
Meles went to Brussels for stroke treatment ... 20 Aug 2009 |
19 August 2009 –[Audio] Meles Zenawi, Ethiopia’s brutal dictator, who is battling stroke, travelled to Brussels last week for serious medical treatment, Ginbot 7 radio reports. Citing reliable sources from the Minilik palace, the radio reported that Meles Zenawi has travelled to Belgium with 10 of his bodyguards. According to the sources, Meles was travelling to Brussels before the alleged coup attempt. The internal power rivalry and the ever-growing public discontent as a result of economic depression has been some of the causes of Zenawi’s stroke. HALKAN KA DHAGEYSO RADIO GINBOT Read more ..
|
|
|
|