| |
|
Ciidamada Booliska Cusub oo bilaabey sharci weydiin shacabka Qabridahare ... 19 Jul 2009 |
XOL:Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee gobolka Qoraxey ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Cusub ay magaalada Qabridahare ka bilaabeen iney xilliga habeenkii ah ay dadka weydiiyaan sharciga aqoonsiga ah ee loo yaqaano "Mustawaqiya" taasoo ah markii ugu horeysey ay dhacdo inta la xasuusto xukuumadihii kala baddalnaa ee soo maray waddanka. Read more ..
|
|
OGEYSIIS:Shirweyne looga hadlayo Meesha Halganku Marayo oo ka dhacaya Minneapolis ... 14 Jul 2009 |
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Dadweynaha Soomalida Ogaadeeniya iyo midka Somaliweyn ee ku nool Stateka Misota ee USA in la qabandoono shir laga haldlahayo Halganka iyo heerka uu marayo, iyo Gumaysiga iyo Tabihiisa Cusub IWM. Shirkan ayaa waxaa ka hadlidoona qaar kamida masuuliyiinta GS-JWXO oo uu ku jiro Gudoomiyaha Arimaha Bulshada iyo Jaaliyaadka Golaha Sare ee ONLF Halgame Cabdiwali Xuseen Gaas.... Read more ..
|
|
Xafiiska nabadgalyada deegaanka oo sheegtey iney guulo kasoo hoyeen dagaalkii Iimey iyo Dhuxun ... 12 Jul 2009 |
XOL:Iyadoo maalmihii ugu danbeeyey ay meelo kala duwan ay dagaalo ka dhaceen oo ka tirsan gobolada Qoraxey iyo Nogob ayaa waxaa kasoo baxayay warar kala baddalan iyadoo labada dhinac ee isaga horyimid dagaalkan oo ahaa Boooliska cusub iyo ururka ONLF ay guulo kala sheegteen. Haddaba xidhiidh dhanka Emailka ah oo naga soo gaadhey xafiiska nabadgalyada ee Kililka ayaa waxey noo soo direen sawiro laga soo qaadey askar ONLF ah oo la laayey taasoo aan suuro gal ahayn inaan baahino iyagooku faanaya iney dagaalkaas ku guuleysteen. Read more ..
|
|
Denan Project"The first finger is health, the second finger is water, the third finger is agriculture, the fourth finger is cottage industries to provide income and the fifth is education" ... 12 Jul 2009 |
 SOUTHBURY - The day his plane landed to film a documentary in a refugee camp at Denan in Ethiopia's Ogaden region, filmmaker Dick Young knew not another day could go by without helping these people. The memories of people dying around him, of those who walked for miles and days, the 120-degree temperatures, the camp having little food or water, no medical care, the realization there was no help coming, haunted him on his plane ride back to the U.S. Read more ..
|
|
Cabdiraxmaan Muxumed Tayse(Dhagax) oo ku geeriyoodey magaalada Jijiga ... 12 Jul 2009 |
XOL: Innaa Lillaahi Wa Inaa Illaahi Raajicuun.Rabbi naxariistii jano ha geeyee, waxaa magaalada Jijiga ku geeriyoodey Cabdiraxmaan Muxumed Tayse oo ku magacdheeraa Dhagax. Shaqaalaha bogga Xaajo dhamaantood meelkasta oo ay joogaan waxey tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxey Cabdiraxmaan waxayna eebbe ugu baryayaan marxuumka inuu janadii geeyo, ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin
|
|
Yaa Baddali Kara Males Zenaawi hadduu ka dago xilka uu ku raagay! ... 11 Jul 2009 |
 XOL: Kii Yimaaddaba waa Adeerkaa!Males Zenaawi waxuu muddo dheer haystey jagada ugu sareeysa uguna awoodda badan dawladda Ethiopia laga soo bilaabo xiligii ay EPRDF lawareegtey xukunka dalka Ethiopia. Haddaba saxaafadda addduunka ayaa maalmahan bilawdey iney odorosto cidda baddali kareysa Zenaawi hadiiba uu ka rumeeyo inuu ka dago jagadan. Inkastoo magacyo dhawr ah lasheegey, haddana Soomaaliga Galbeed xaalkeedu waa suge joogta ah! Read more ..
|
|
Faallo:Ciidamada Booliska cusub ee deegaanka oo khatar la saadaalin karin ku leh DDS ... 11 Jul 2009 |
XOL:Sanadihii u danbeeyey waxaa deegaanka Soomaalida lagu arkayay ciidamo Soomaali ah oo awood ahaan u dhaxeeya Booliska iyo ciidamada Tigreega. Ujeedada loo aasaasey ciidamadani waxey ahayd iney dagaal adag la galaan ururada Mucaaradka kadib markii naf iyo maalba ay ku adkaatey ciidamada Tigreegu iney soo afjaraan dhaqdhaqaaqa ururada. Haddba tan iyo intii ciidamadani soo galeen deegaanka maxaa fuley, maxaase laga filan karaa mustaqbalka.? Read more ..
|
|
Ogeysiis:Bogga Dhanaan oo ay cillad dhanka Farsamada ahi lasoo daristey ... 11 Jul 2009 |
XOLWaxaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed lagu wargalinayaa in boggii Dhanaan.com ay lasoo daristey cillad dhanka farsamada ah taasoo keentey inuu hakad galo shaqadii tooska ahayd ee aad uga barateen bogga Dhanaan.com. Maamulka bogga Dhanaan.com oo nala soo xidhiidhey ayaa noo xaqiijiyey in shaqaalaha boggu ay ku mashquulsanyihiin iney sida ugu dhakhsaha badan hawada ugu soo laabtaan waxaana akhristayaasha laga codsanayaa iney dulqaataan.
Xaajo.com
|
|
Gabay Duco iyo Amaan: Heshiis afgarad laga gaadhey colaaddii beela ada dagga Doollo ... 07 Jul 2009 |
Gabaygan Duco iyo Ammaan waxa uu soo baxay bishan July 2 deedii 2009. Waxa uu marka hore tilmaamayaa sida wacan ee loo dhammaystiray colaad iyo dagaallo dhowrkii bilood ee inna soo dhaafay ku dhexmarayay Hawd, gaar ahaan degaanka Doollo labada beelood ee walaalaha ah ee Reer Sh. Abba Yoonis (Geri Koombo) iyo Abraahiin (Makaahiil, Ogaaden). Dagaalkaas oo ay ku dhinteen dad aad u fara badan, dhaliyayna xasillooni darro iyo colaad saamaysa degaankaas oo dhan. Waxa ay ahayd arrin aan aad ugu farxay markii aan mareegaha Soomaalida qaarkood ka akhriyay in heshiis laga gaadhay arrintaas Read more ..
|
|
|
|