| |
|
Ogaden Intellectuals forum Statement on the massacres in the village of Mooyaha ... 25 Dec 2008 |
Even though the Human Rights Watch (HRW), Medecins sans frontieres (MSF) and other international humanitarian organizations have documented numerous reports about massacre and mass killing of Ogaden civilians, yet Ethiopian army continues its brutal systematic persecution of the defenseless Ogaden civilians. According to eyewitness, on December 18th 2008 the Ethiopian army has carried out another brutal genocide, killing more than 60 innocent civilians, including children, women and elderly in the village of Mooyaha, in the Dhagahbur district. Local communities were not able to bury their dead bodies as the Ethiopian army was roaming in and around city which has created fear among civilians to claim remains of their deceased. Read more ..
|
|
Warbixin dheeri ah oo kasoo baxaysa Xasuuqiii Tigreegu ka gaysteen gobolka Dhagaxbuur ... 19 Dec 2008 |
XOL:Warar dheeri ah oo kasoo baxaya xasuuqii ay ciidamada Tigreegu ka gaysteen gobolka Dhagaxbuur ayaa sheegaya in dhimashada dadka ay Tigreegu iska laayeen iyagoon waxba galabsanin ay gaadhayso 49 ruux oo isugu jira dumar, rag iyo caruur da'a walba ah.Xasuuqan ayaa aad looga naxey xilli ay shacabka Ogaadeenya kasoo doogsanayeen abaaro dabadheeraaday iyadoo wali ay saaran tahay cunaqabateyntii dhaqaale maciishaduna ay qaali tahay oo aan gobolada qaarna laba helin wax la gato.
Read more ..
|
|
Ogeysiis: Xaajo oo Warbixin kasoo diyaarineysa halaaggii Banbalaayo! ... 18 Dec 2008 |
XOL: Waxaan muddo badan ka fikirney inaan warbixin kasoo diyaarino dhacdadii ugu xanuun badneyd iyo Halaaggii Banbalaayo anagoo nasiib u yeelanay inaan helno dad goob joog ahaa oo bilaw illaa dhamaad nala wadaagi doona. Waxey ahayd bishii Janaayo 1991-dii markii boqolaal ruux oo dumar, odayo iyo carruurba isugu jira lagu soley cadceedda bankii Qooqane. Waxaa hubaal ah in warbixintani ay xasuus xanuun badan iyo doogo bogsadey kicin doonto. Balse ujeedkeenu waxaa weeye inaan la illoobin dhacdadaas jiilalka soo aaddanna loo gudbiyo. Read more ..
|
|
QALBI DUMEY: Miyaad ilowday jihadaad u socotey oo meel aadan ujeedin afka saartey ... 18 Dec 2008 |
XOL:Waxaan u xidhxidhay inaan safar gaaban ku aado meel ay dani iga gashey oo aan baabuur u kaxeystay. Meesha aan usocdey waxaan kula balansanaa dhawr nin oo aan ku balannay inaan isugu nimaadno. Intii aan dhexda sii socdey oo aanan gaadhin meeshii ayaa waxaa iisoo dhacay Tell waxaan sheekadii laba rido oo aan islahaa jidka kusii marba waxaan afka saaray magaalo kale oo aan muddo hore kasoo guurey anigoo iska dhaadhiciyey in meesha aan usocdaba ay ahayd iyada. Read more ..
|
|
|
|