| |
|
Masuul u hadley gobolka Afdheer oo ku faaney nabad iyo xasilooni ka jirta gobolkaas |
Madaxa maleeshiyaadka gobolka Afdheer isla markaana kusimaha hoggaanka nabadgalyada ee gobolka Afdheer Bashiir Diiriye Cameey ayaa saxaafadda usheegey in gobolka Afdheer guud ahaan uu kusugan yahay nabad xasilan iyadoo aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ka dhan ah nabadgalyada gobolka.
Bashiir ayaa sheegaya in dhamaan sideedda dagmo ee uu gobolku ka kooban yahay inuu yahay mid xasiloon isla markaana hormarintu ay si wanaagsan uga socoto isagoo sheegey inuu kormeer ku soo maray guud ahaan gobolka.
Xaajo.com |
Print this Article Comment(s)
|
|
|