xaajo logo
 
Cabdiqani Daahir Abshir oo ku geeriyoodey Tuulada Laandheer
Innaa Lillaahi Waa Innaa Raajicuun: Maamulka Bogga Xaajo waxuu tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdiqani Daahir Abshir oo maanta lagu aasey tuulada Laandheer ee gobolka Qoraxey. Waxaan eebbe uga baryeynaa in marxuumka janadii geeyo ehelkii iyo qaraabadii iyo gaar ahaan qoyskii ree Cali Abshir samir iyo iimaan ugu deeqo. Aamiin, Aamiin.


Print this Article     Comment(s)