xaajo logo
 
Jaaliyadda ree Dhanaan ee dalka South Afrika oo Tacsi u direysa
Jaaliyadda ree Dhanaan ee waddanka Koonfur Afrika oo waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyoodey Nuuriye Mahdi Khaliif oo ururka ONLF ku diley duleedka magaalada Dhanaan waxayna eebbe uga baryeynaa inuu janadii geeyo Marxuumka ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo Iimaan kasiiyo. Innaa Lillaahi Waa Innaa Illaahi Raajicuun.
Farxaan Xaashi
Xoghayaha Jaaliyadda Dhanaan ee dalka Koonfur Afrika


Print this Article     Comment(s)