xaajo logo
 
Muuqaalka labadii Gacan ku dhiigle oo Ajalay walaaladeen Miyaan illaawi karnaa?


. Waa Mahad Xasan Ali iyo Axmed Cabdi Cali labadooduba waxey jiraan 17 sano waxayna si arxandarro ah u ajaleen walaalo aan waxba galabsan. Markale illaahay saddexdii wiil ee meesha ku dhintey janadii ha geeyo, inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo.


Xaajo.com


Print this Article     Comment(s)