XAAJO.COM

Ka daawo Telefeshinka DDS ee ESTV Warlaliska Hotbird-ka

XOL:Waxaa dhamaan jaaliyaadka Qurba Joogta ah ee muddada dheer sugayay in ESTV uusoo galo telefeshinka DDSI uu soo galo Waraliliska caalamiga ah ee Hotbird si ay uga daawadaan iyadoo awal ay ku adkeyd iney daalacdaan ARAB SAT ayaa hadda waxaa loogi bishaaraynayaa iney ka daalacan karaan Horbird-ka.

Jaaliyadaha Yurub iyo Ameerica ayaa waxaa ku adkaa iney daawadaan ESTV sababtoo ahayd iney kasoo galayaan Satelite-ka ARAB SAT oo laga daawado uun dalalka Carabta iyo qaaradda Afrika. Haddaba si aad u daawato ESTV waxaan ka doontaa qodobadan cusub iyo mawjadahan. Muhiimadduna waxaa weeye ka maydho waxii kusoo maray oo daalaco telefeshinkaaga oo ka waramaya dalkii hooyo hadh iyo habeenba.

 

 

 Hotbird ESTV Frequency 10723

Horizontal sybol Rate 29900 FEC3/4,
halka Sateliteka Glaxy Estv 19
North-America

 Frequency 11960 Vertical,
symbol rate 22000FEC 3/4.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print