XAAJO.COM

Madaxweynaha DDS oo bilaabey socdaalkii uu ku imanayay Waddanka UK

XOL:Madaxweynaha DDS Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kasoo ambabaxey caasimadda Deegaanka Soomaalida isagoo kusoo jeeda inuu ka qaybgalo shirweyn oo ka dhacaya magaalada London maalinta Axadda ah ee bisha March tahay 4ta.

Shirkan oo ah mid lagu iibin doono Saamiyada Biyaxidheenka wayn ee Ethiopia ayna qabanqaabiyeen safaaradda Ethiopia ee London iyo Masuuliyiinta Ururada ku bahoobey jaaliyadda Soomaalida Ethiopia ee ku nool waddanka Ingiriiska.

Waxaa lagu wadaa in madaxweynuhu si goongooni ah u arki doono qurbajoogta deegaanka Soomaalida ee ku nool waddanka UK.

Xaajo.com

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa soo gaadhay magaalada Addisababa isagoo safarkiisa horey ugu soo wadan doona kuna soo aaddan magaalada London maalmaha soo socda si uu uga qaybgalo

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print