XOL:Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee caasimadda Godey iyadoo halkaas kusoo dhaweeyeen masuuliyiinta ugu sareeysa gobolka Godey, culimada iyo waxgaradka gobolkaas.
Madaxweynaha DDS ayaa kasoo duuley magaalada Jijiga waxaana lagu wadaa inuu maalmahan kusugnaado magaalada Godey waxuuna booqan doonaa mashaariicda beeraha iyo waxsoo saarka ee magaalada Godey isagoo inta madaxweynuhu joogana uu kulamo la yeelan doono shacabka, maamulka iyo waxgaradka gobolka.
Waxii kasoo kordha socdaalka madaxweynaha kala soco Xaajo.com