XAAJO.COM

Madaxweyne ku xigeenka DDS oo kulan yeeshey duqa magaalada Melbourne

XOL:Waftigii kusugnaa dalka Australiya ee uu hoggaaminayay Madaxweynaha Kuxigeenka DDS Cabdullaahi Yuusuf  Weerar ahna hoggaanka nabadgalyada Deegaanka ayaa maanta shir albaabadu u xiran yihiin la yeeshey duqa magaalada Melbourne  ayna kala hadleen arimo badan.

Waxaa kulanka ku weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Xaaji Cabdishakuur, iyo saddex masuul oo ka tirsan jaaliyadda Australiya oo kala ahaa Suldaan Yusuf, Sheekh Cumar Faaruuq iyo Jaamac oo iyagu suuragaliyey kulankan.

Faahfaahinta waxii laga wada hadley iyo sawiradaba dib ayaan kasoo tabin doonaa

Xaajo.com
Melbourne

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print