Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Hambalyo Dhalasho: Ihaad Cabdijabaar Soo Barbaar!
Maamulka Xaajo.com iyo dhamaan shaqaalaha boggan ee ku baahsan dunida daafaheeda waxey hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Aabbe Cabdijabaar Biixi iyo Hooyo Raxma Axmed Sulub oo wiil ugu dhashey magaalada London. Wiilkan oo loo bixiyay Ihaad Cabdijabaar Biixi. Waxaan eebbe uga baryeynaa Ihaad inuu ka dhigo midkii dalkiisa iyo diintiisa anfaca kuna barbaara cibaadada eebbe. Waxaan leenahay Soo Barbaar Ihaad.
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com