Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Korneyl Cabdiraxmaan Cismaan Jidhac oo ku geeriyoodey dalka Switzerland
XOL:Geeri Naxdin leh, Kornayl Cabdiraxman Cismaan Jidhac oo goordhawayd ku geeriyooday dalka Switzerland, dhamaan Shaqaalaha bogga Xaajo.com waxay iyaga oo aad uga murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuun Cabdiraxmaan Cismaan Jidhac oo kol dhawayd ku geeriyooday dalka Switzerland. Waxaanu uga tacsiyeynayaan Ehelada iyada iyo qaraabada marxuunka in uu Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo isagan uu janadii geeyo.
===============================================
Tacsi Inaalilaahi waa inailaahi Raajacuun!!! Annega oo kala ah qoysaska ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga direynaa, qoyskii, ehelkii iyo carruurtii uu ka geeriyoodey Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Cismaan Jidhac (Asad) oo ku geeriyoodey dalka Swizerland, bishan Maarso 09, 2008. Waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo intii uu ka dhintayna samir Illaahay ka siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin 1. Reer Haybe Cabdille Axmed2. Reer Geelle Cabdille Axmed3. Reer Weerar Cabdille Axmed4. Reer Faarax Cabdille Axmed5. Reer Biixi Cabdi (Biixi-gurey)6. Reer Faarax Urur7. Reer Cabdullaahi Qoordheereoo meelo kala duwan oo dunnidan ku kala nool.

Xaajo.com
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com