Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

» Hambalyo Dhalasho iyo Tahniyad Aroos!
HANBALYO, TAHNIYADD AROOS

MASHUURA HURIMARINTA MAGAALADDA DHANAAN EE DALKA KOONFUR AFRIKA (DDP)

waxuu hanbalyo iyo tahniyadd u dirayaa walaalaha kala ah:

1- MAXAMED AMIIR KILAAS UBAXLE IYO MARWO NASTEEXO DHABUUKE CISMAAN CEELAABE

2- C/RASHIID FAARAX MUXUMED (FAARAX QAANFUUR) IYO MARWO CAASHO DHABUUKE CISMAAN CEELAABE ,

Oo labadooduba kucaqal galay magaaladda NAIROBI ee dalka Kenya

Maamulka mashruuca horimarinta dhanaan ee dalka koonfur afrika & jaaliyadda ree dhanaan waxuu rabi u weydiinayaa inuu ka dhigo ku wii isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela

Aaaaaaaaamiin,

1-MAXAMED CABDI YUUSUF UBAXLE
2-BASHIIR CAKUULE YUUSUF AXMED
3-FARXAAN XAASHI MACALIN
4-C/RAXMAAN RAABI

Hanbalyo dhalasho:

Mashruuca hurimarinta dhanaan ee dalka koonfur afrika waxuu hanbalyo iyo tahniyadd dhalasho u dirayaa AXMED KHADAR SIRAAD MAXAMUD (GEELE) IYO MARWO AAMAAL MUUSE oo wiil oogu dhashay dalka koonfur afrika gaar ahaan magaaladda MOSSAL BAY wiilkaas oo loo bixiyay C/LAAHI AXMED KHADAR waxaan rabi u weydiineynaa inuu ka dhigo kii anfaca diintiis & dalkiis & dadkiis ,Aaamiin

c/laahiyow soo barbaar,

1-MAXAMED CABDI YUUSUF UBAXLE
2-BASHIIR CAKUULE YUUSUF AXMED
3-FARXAAN XAASHI MACALIN
4-C/RAXMAAN RAABI
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com