Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Hambalyo Dhalasho: Cabdiraxmaan Cabdifataax Cabdiwali Soo Barbaar!
Maamulka bogga Xaajo iyo hawlwadeenadiisa meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Aabe Cabdifataax Cabdiwali iyo Hooyo Faadumo Maxamed Khaliif oo wiil ugu dhashey waddanka Ingiriiska magaalada London. Wiilkan oo loo bixiyey Cabdiraxaan waxaan eebbe uga baryeynaa inuu ka dhigo midkii diintiisa iyo dalkiisaba anfaca loona aayo mustaqbalka noqdana mid ehelkiisa iyo umadduba ay ku hirtaan.
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com