Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Hambalyo Dhalasho: Cabdirisaaq Daauud Aadan soo barbaar
Qoyska reer Cabdi Haybe Cabdille oo kala jooga Maraykanka, Ingiriiska, Sweden, iyo Ethiopia waxay halkan tahniyad uga direyaan:

Samsam Cabdullaahi Cabdi Haybe iyo Daa'uud Aadan Jiiraan oo wiil ugu dhashay magaalada London, UK, maalintii Talaada, ee bisha Agoosto 25, 2009. Wiilkaasna waxaa loo bixyey Cabdirisaaq.

Waxaanu Eebbe weyne uga baryeynaa inuu wiilkaasu noqdo midkii dalkiisa, diintiisa, dadkiisa iyo waalidkiisba anfaca.

Aamiin...................Aamiin.....................Aamiin
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com