Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

» Hambalyo: Axmed Xasan Digaale iyo Fartuun Maxamed Jaamac oo arooskoodu ka dhacay Johannesburg
HANBALYO, HANBALYO:
Mashruuca hormarinta ee degmadda dhanaan ee dalka koonfur afrika waxuu hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa mudane: AXMED XASAN DIGAALE iyo marwo: FARTUUN MAXAMED JAAMAC oo arooskoodii ka dhacay magaaladda JOHANNESBURG ee dalka koonfur afrika dhamaan xubnaha mashruuca hormarinta dhanaan waxeey eebe weyne u weydiinayaan mudane: axmed iyo marwo: fartuun iney noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela,
AAAMIIN,
mashruuca hormarinta dhanaan
ee dalka k/afrika
JOHANNESBURG
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com