Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Beena ha sheegin Runa hasheegin waxaad Sheegtana hawaayin.
Waxaan jecleystay markaan dhageysta Idacadaha, aana akhriyay web saydyada local ka ah qaar kamid ah , kuwaas oo ka hadlahayey dagaaladii ka qarxay Dhoobley iyo cida kadambeysa iyo cida uu dhexmaray intaba, ayaa waxaan jecleystay inaan an ka aamusin khayaamadan heerka qaran ah iyo beenta,ee uu ina maaday uu u badheedhay (Nabigu calayhi salaatu wasalaam wxuu yidhi beenaaluhu umadeyda kamid ma aha).

Waxaan cadeynaynaa marka hore dagaalkan in uu u dhaxeeyo , Maamulkii hore ee ONLF iyo maamulka jubooyinka haysta kuwaas dhawrgoor oo hore kadigay in aysan Maadey iyo ina Cumar cismaan aysan wax xeryo ah ka sameysan abaabulla aysan kagalin taas oo si dadban iyo sigudbanba loogu sheegay warkaas waxaa uu ku dhacay dhago aan dhukanaan, Taas oo ay u arkahayeen musuuliyiinta maamulka jubooyinku in aay keeni karto isku dhacyo labada ciidan taana maanta aan loobaahnayn.


Sida aan wada ogsonahay Alaha unaxariistee waxaa arin ka horay ugu dhinteen Baakidh iyo Ilyaas. Oo ahaa saraakiil ONLF ah kuwaas oo loogu diray abaabul in ay kasameeyaan wayna ku baxeen.

Waxay Maxamed Cumar iyo ina Maaday ku warbixiyeen shirkii aay kuqabteen London iyagoo ku faantamahaya waxaan samaynay xeryo tababar oo aan ka furnay jubooyinka waxay na dheheen waxaa noo jooga ciidan cududweyn leh, mar laguweydiiyey magaalada Birmingham maxay tahay danta ama faa’idada aad ka leedihiin juba in aad ciidan kasamaysataan? waxaa ay ku jawaabeen Miyaa nalaga xigaa anaguba soo absame manihin taa waxaa ka horeysay mar uu maxamed Cumar BBC da kalahaa isaga oo kahadlahayey dad lagu xidh xidhay Boosaaso waxaa na uu yidhi may jibooyinka tagaan dhulkaa iyaga ayaaleh maxay kaqaban hayaan Hargeysa iyo Boosaaso, jubooyinka hatagaan way duubantahay khudbadaas Waliba waxaa jiray shaki aay dadka siyaasada odorasaan ay leeyihiin waxay soo qaateen ama ay ka midnoqdeen Ashahaada ladirirka .

Waxaana cadeynaynaa mabaadida Ururka ONLF in aysan ku jirin in si qabiil ah loo isticmaalo iyo in ayasan wax hawlgal milatari ah kafulinin meel kabax san Ciida Ogadenya
Ama ha in kiraan ama yesan inkirin Dagaalka dhoobley waxaa sababay mas ,uula ka ah Maamulkii hore ee ONLF .

Ugu dambeyntii waxan tacsi udirahayaa dhamaan eheladii qaraabadii waalidiintii dhalay wiilasha loo isticmalay (dhiigooda in jago lagu doonto) runtii ku waas oo aan waxba galabsan iyagana alaha u naxariisto aamiin

wabilaahitawfiiqBeena ha sheegin Runa hasheegin waxaad Sheegtana hawaayin.
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com