Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»TACSI:Bahda Horusocod oo ka tiiraanyeysan geerida Ugaas Cabdi Axmed Xaashi
Dhamaan maamulka, hawlwadeenada iyo taageerayaasha Mashruuca Waxbarashada Qoraxey meelkasta oo ay joogaan iyagoo ka tiiraanyeysan geeridii Naxdinta leh ee ku timid Ugaas Cabdi Axmed Xaashi oo ka geeriyoodey bulsha weynta Ogaadeenya(Somaligalbeed). Hawlwadeenada Mashruuca QEF waxey tacsidan u dirayaan guud ahaan bulshada gobolka, gaar ahaan gobolka Qoraxey iyo khaasatan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxey Ugaasku. Waxaan eebbe uga baryeynaa in marxuumkan janadii geeyo ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo.
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com