Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

» Geeri Naxdin leh Sheekh Cabdiqani Sheekh Axmed Nuur oo ku geeriyoodey Kuwait
Waxaa maanta oo ay taariikhu tahay 18.08.2007 ku geeriyooday magaalada Kuwait ee dalka Kuwait allaha u naxariistee "Sheekh Cabdiqani Sheekh Axmed Nuur.

Waxaan halkan Tacsi uga diraynaa qoyskiisa iyo dhammaan ummadda
soomaaliyeed;isgana ilaahey uga baryeynaa in uu u naxariisto;Jannadii
fardowsana ka waraabiyo annagoo kala ah:
1.Diriye Islaan Cuma
2 Xamdi sheekh Khaliif
3.Cabdulahi darbi
4.Xaaji Faarax Cabdisalaan
5. Yaasiin Macalin C/raxman cali yustur
6.cali xasan cabdi(Beysteen)
7.maxamud Xuseen Khaliif.
oo dhammaantood jooga dalka Saudi Arabia
------------------------------------------------------------------------------------

Geeri naxdin leh oo ku timid marxuun Sheekh cabdiqani sheekh axmednur
aw aadan
Kuna geeriyooday wadanka kuwait 17 aug.
Anagoo kala ah
Hassan sheekh axmednur
Istaahil cabdiwali bedel
Amina Hassan
Ahmednur Hassan
Abdiwahab Hassan
Abdirahman Hassan
Yusra Hassan
Sundus Hassan
Hamse Hassan
waxaan leenahay ilaahay samir iyo imaan ha ka siiyo eheladii uu marxuum
cabdiqani ka geeriyooday, Ilaahay marxuumka janadii fardowso aheyd haka waraabiyo.... AAMIIN
AAMIIN



AAmin.

Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com