Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»Qadiyadda Ogadeina ma ogaden kaliya ayeey u taala. WQ Burhaan
Waxaa baryahan dambe aad u soo noqnoqdo arimahaguracan ee ka taagandhulka ogaden dadna ay u yaqaanan soomali galbeed haa noqoto dhinaca
abaaraha ama colaada joogtada ah ee aan dhamaadba lahayn.shacabka ku dhaqan dhulkaas waxaa in muddo qarni ku dhaw la soo
wajahday colaad isdaba jooga haa noqoto kuwo ay dhaliyeen kacdoon u dhashay degaanka ila jabhadi Nasru Allah ama kuwii ay kacaanki dowlada siyaad
barre hormuudka u ahaayeen.

Waxaa is weydiin mudan horta yaa shacabka la tashtay ama la tashto marka colaad laga bilaabayo degaankan. Ma dad yar oo Ilaahay aqli dheeraada
siiyeyba oo garanaya waxa dadka intiisa badan uusan garanaynin waxa u fakiro mise waa dad mar walbo dano gaar ah wato.

Waa hubaal in degaanka ogadeen iyo weliba qoyska ku abtirsado ogadeen in dhib badan lagu hayo xaga maataba iyo xoolaha ayba dhaqdaanba
soomaalida kale ee deegaan nala degtana wax ay ku qabtaanba iska daaye ayba mar walbo ku farxaan dhibka soo gaadho qooyaaska mar walbo.

Hadaba waxaa is weeydiin mudan dhulkan somali galbeed wuxu ka koobanyahay sagaal gobol sida la sheego sedex ka mida waa non ogaden zone ama
degaan uusan ogaden degin lixda kalena somalida kale degaano badan bay ku leeyihiin oo aan shaki ku jrin, waxa maanta qoriga wato ama
dagaalamayana waa waa ONLF jabhaduna hadi xaqiiq lo hadlo waa wada ogaaden waxayna u dagaalamayan in dhulka soomaliyeed oo dhan ka xoreeyaan gumeystaha. waa suaale somalida kale ma inaga ayeey inoo wakiisheen in wiilasheena u dhintaan degaanadooda? maxa somalida kale ka reebay dagaalkamiyusan gumeystaha iyagaba dhib ku hayn? mise cadawada ay ogadeen u qabaan ba uga daran gumeystaha?

Qarankii somaliyeed waa baabay Ilahay moyaane aqli kale oo somaliyeed ma badbaadin karo ogadeen waa qabiil ka mida qabiilada somaliyeed wuxunaxaq u leeyahay inuu xeeladaysto sidi uu u badbaadin laha naftiisa iyo xoolahiisaba isaga oo aan damiin ka ahayn qabiil kale oo somaliyeed
haaba ugu dhawadaan absamaha kale.Xaq ma aha in gabdhaheeni sharafta laha ay maanta booyaaso kawadayihiin boosaaso iyo hargaysa iyaga oo ka cararaya dhibka ka jiro degaankeena .Ma aqli ba in Meles intan ka cararno inaan Riyaale oo dameerki Zenawiah aad nabad galyo u noqono , maya aqli.

Waxa kale oo aan aqli ahayn in wiilka ogaden e 18 jirka waxbarasho iyo mustaqbalna u baahan inuu u dhinto xoreynta Jidwaaq, ciise iyo reer
liibanba oo marka ay woyanaha la joogan ogadeen ku sheego argagixiso iwm.Jabhadu hadii ay shacabka ka dhalatay una dhalatay damiirna ku jiro
xabada deegaanka ha ka dayso Itoobiyana inaga ayaa masuul somalida uga noqon karo ileen somali waxay ku so wada biyo shubatay dameero buunshe loo dhigay oo aan damiir iyo aqli suuban lahayne.

Sulubb1@hotmail.com
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com