Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

» Hambalyo Aroos: Dr Cabdullaahi Kaafi Sulub iyo Ayaan Eng Diiriye Islaan oo isku mehersadey Jeddah
anagoo kala ah : ustaad: abdirahiim maxamed budul,ustaad: ciid jeeraar ismaail , DR.ali sheekh mahmuud, DR.bashiir hassan . ustaad: ahmed cabdulaahi , ustaad: cabdifataax muxumed barkhadle , ustaad: fatxi raabi hassan , DR: mahmuud hassan, ustaad: muxumed axmed wali, ustaad: daahir shaafici, ustaad: nuur khaliif bashiir, ustaad: yuusuf ahmed, ustaad axmed nuur cabdulaahi bille, dr. maxamed cadhays iyo dhamaan arday somali galbeed 'ogadeya" ee sudaan waxaan haalkaan hanbalyo iyo bogaadin aad uqaali ah uga diraynaa walalkaayo DR: cabdulaahi kaafi sulub gaas iyo AYAAN DIIRIYE ISLAAN oo meherkoodu maanta oo taariikhdu tahay 7/08/2008 kadhacay magaalada jeddah ee dalka boqortooyada sacuudi arabia. waxaan leenahay EEBOW isu barakee oo ka dhig guurkii lagu nastee lagu nagaado, AAMIIN AAMIIN AAMIN
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com