Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

» Hambalyo Aroos: Dr Cabdullaahi Kaafi Sulub iyo Ayaan Eng Diiriye Islaan oo isku mehersadey Jeddah
Hawlwadeenada iyo dhamaan masuuliyiinta iyo Xubnaha Mashruuca Horumarinta Qoraxey meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxey tahniyad balaadhan u dirayaan arooska Dr Cabdullaahi Kaafi Sulub iyo Ayaan Eng Diiriye oo ku aqalgalay dalka Sacuudiga gaar ahaan magaalada Jeddah. Waxaan illaahay uga baryeynaa in arooskan ka dhigo midkii lagu waaro eebbana ubad kheyrqaba oo baariyiin ah ugu deeqo.

Sidoo kale waxaa tahniyadan oo kale diraya maamulka iyo shaqaalaha bogga Xaajo.com meelkasta oo ay dunida ka joogan iyagoo illaahay u waydiinaya caruuska iyo caruusadda kuwii isku waara ubad kheyrqabana kala hela.

Xaajo.com
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com