Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»NIN WALAALKIII DABAYAAN WALEEE GUUSHA HELIN ABIDKIIII. WQ Hussein
waxaan kubilaabayaa magaca eebe ee naxariisguud iyo midgaraba naxariista.

marka xigta waxaan dhamaan ugu baaqayaa walaalahayga,,,geesiyaasha halgamayaasha ,naftood hurayaasha ,,JABHADA WADANIGA XOREYNTA OGADENIYA IYO MIDOWGA XOREYNTA SOMALIGALBEEDBA inay maanta ay ugudhawdahay guushii ay mudada badan hiigasaanayeeen oo uu maanta gumaystaha madaw ee wayaanuhu aad utabardaranyahay iyada oo ay taasikeentay in shacbiga reer OGAADENIYA dareemayaan neecaw xornimo mudo dhaw insha allaaahu taasna waxay kutimiday awooda ilaahay iyo naftoodhurayaasha LABADA DHINAC EE JWXO IYO TANKALE EE SOMALIGALBEED OO RUN AHAANTIII

cadawga udiiday hurdo caafimaad igo raaxaba kuna kalifay inuu marka uu waxba katariwaayo kugadoodo shacabka aan waxba galabsanin markaaa ugudambayntiii waxaan taladayda kusoogabagabayn lahaa walaalahayga naftoodhurayaasha ah ee cadawga ladagaalamaya labada dhinacba inay gacmaha isqabsadaan ooy cadawgooda halmeel ah uga soojeedsadaan
maahmaah soomaaliyeedbaa waxay ahayd far qudhihi fool mamaydho taas waxaan uga danleeyahay ONLF kaliya waxba maqabankarto ciidamada somaligalbeedna kaligood waxba maqabankaraaan iskuduubnibaa guul lagugaadhaa bal ufiirso qowmiyada tigreega oo aad uyar ayaa waxay maanta xukuntaa ethiopia oo 72 qomiyadood kunooshahay taasna waxaa keentay iskuduubnida aaan idiinsooqaato tusaale yar nin ayaa wuxuu dhalay 3 wiil markuu duqoobay ee uu geeriyoonayay ayuu 3 dii wiil uyeedhay markaasuu kudhahay sadex ulood sooqaata deedna intuu sadexdii ulood isku duubay ayuu kudhahay kii uguweynaa aabo kalajabi markaasbuu kala jabinkariwaayay kadib wuu fur furey deedna ulihii midkamid ah ayuu wiilasha kii uguyaraa udhiibay deedna wuxuu kudhahay kala jabi deedna isla markiiba wuu kala jabiyay markaas ayuu kudhahay hadii aydaan iskuduubnaanin sidaas uubuu cadawgu midba meel ugukalajabin taas waxaanugadanleeyahay hadii aydaaan iskuduubnaanin war cadawgu midkiinba meel ayuu kujabin hadaad iskuduubnaataana idinkaaa burburib oo dalkiina,dadkiina iyo diintiinaba xornimo uhorseedaya shacbiguna idinku diirsan sababtoo ah kuwa dal iyo dibadba laga warsugayaa waa idinka guuuuuuuuuuuuulaysta waligiiiiiiin insha allaaah

bye Dr hussein cali cabdiqadir
baxane@hotmail.com sao paulo brasil
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com