Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
You're here >> Maqaal Details
Ogaysiis
 
    BBC SOMALI
 
 
CODEE / VOTE
Ururka ONLF ma ku saxan yahay inuu diido lakulanka Odoyada?

Maya, wuu ku qaldan yahay
Haa, wuu ku saxan yahay
Kama jawaabi karo


View Results

»TACSI:Sheekh Khaliif Axmed Dhogor oo ku geeriyoodey Dhagaxbuur
Axmed Cabdi Haybe iyo carruurtiisu waxay halkan tacsi uga direyaan qoyska reer Sheekh Khaliif Axmed Dhogor meel kasta oo ay dunidda ka joogaan, gaar ahaan ex- Gaashaanle Sare Maxamed Sheekh Khaliif oo aabbahood Sheekh Khaliif AXmed Dhogor uu bisha Juunyo 29 keedii 2009 ku geeriyoodey magaalada Dhagaxbuur ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Sheekh Khaliif Alla ha u naxariisto, intii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alla ha ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin
Print This Article

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 Next >>

 

 

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com