XAAJO.COM

Marxuum Maxamed Mahdi Caydiid oo si kadis ah ugu geeriyoodey Holland

XOL:Waxaa bishan 2-deedi ku geeriyooday magalaada Hague ee dalka Holland, Maxmed Mahdi Caydiid, oo xanuun si kadis ah uguu soo booday u dhintay. Marxuun Maxamed oo ah qof Soomaalida ku dhaqan Holland aad u taqaanay ayaa geeriidiisa kadiska ah aad looga naxay.

Waxaa qoyskii marxuunka halka tacsi uga diraya dadka hoos ku qoran iyaga oo marxuunka Illahay uga baryaya in uu jano Fardowsa siiyo, qoyskii iyo qaraabadii oo ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsidan diraya:

Dr Cabdullahi Hirad iyo xaaskiisa

C/rashid Cumar Jees iyo xaaskiisa

Nuur Cisamaan Garuure iyo xaaskiisa

Cisamaan Cail Dibad iyo xaaskiisa

Maxamed Badal Cali iyo xaaskiisa

Qorane aw Ciise iyo xaaskiisa

Khadra Cumar dakhare iyo caruurteeda

Caasha Muxumed Ismaaciil iyo caruurteeda

C/casiis Macalin Cabdullahi iyo xaaskiisa

Maxamed aw Cali Axmed iyo xaaskiisa

Mukhtar C/llahi Baaruud iyo xaaskiisa

Maxamed Muxumed Ismaaciil iyo xaaskiisa

Khaliil Baaruud iyo xaaskiisa

Maxamed Abiib Xuseen iyo xaaskiisa

C/fatax Maxamed Cali iyo xaaskiisa

Cabdi Xaashi Yuusuf iyo xaaskiisa

Maxamed Muxumed Cabdi iyo xaaskiisa

Maxamed C/qadir foolow iyo xaaskiisa

Anwar Maxamed Cali iyo xaaskiisa

Maxamuud xaaji C/shakuur iyo xaaskiisa

Axmed Cabdi yare iyo xaaskiisa

Axmed xaaji C/shakuur iyo xaaskiisa

C/qadir Sh Shire iyo xaaskiisa

Sh maxamed Siyaad iyo xaaskiisa

Iyo dad aad u badan oo isugu jira qaraabo iyo asxaab.

Waxaa aan marxuun MAXAMED MAHDI CAYDIID Rabbi uga baryeyna in uu naxariistiisa aakhiro siiyo, dadkii oo ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo .  Aamiin

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print