XAAJO.COM

Muwaadhin u dhashey DDS oo lagu dilay South Afrika

XOL: Alle haunaxariistee waxaa shalay lagu dilay tuulada khayelitsha ee duleedka magaalada capetown xayidaahirmacallinxaashi oo ka mid ahaa muwaadiniinta kasoo jeedda DDSI gaarahaan magaalada dhanaan ee gobolka shabeelle. Allaha u naxaristee marxuumka ayaa la sheegay inay dileen rag tuugo madaw southAfrican ah islamarkaasina ku hubeysnaa bastoolado, iyagoona qaatay wax alaale waxii lacag taalay dukaanka marxuumka. Booliskamagaalada capetown oo wakhti dambe gaadhay goobta lagu dilay muwaadinka ayaa la sheegay inay baadhitaanno ka sameeyeen tuulada uu falka ka dhacay, iyadoo aysan jirin illaa iyo hadda cid loo soo qabtay dilkamarxumka.

Allaha u naxariistee dilka marxuum xayidaahir ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii labaad ee munaasabadda ciidul fidriga looga dabaal-degayay guud ahaan dalkani k /Afrika..

 Calijawharxaajicabdi.

 Xaajo.com

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print