TACSI:Hooyo Xaliimo Cabdi Sugaal oo ku geeriyootey Nairobi @ 28 July 2008 08:04 AM
waxaan halkan tacsi tiiranyo leh ugadiraynaa hooyo xaliimo cabdi sugaal oo ku geeriyootay nairopi kenya maanta ooy tariikhdu tahay 28/072008. anakoo kalaha
fuaad maxamed yuusuf
calisiyaad maxamed yuusuf
ahmed muxumed guul xassan
ahmed wali hassan
cabdiraxman muxumed yuusuf
ibrahim muxumedguul xassan
cabdi fatax maxamed cabdi
waxanu leenahay {inaa lilahi wa inaa ilahi rajicuun} ilahay naxariis hasiiyo marxuumka amiin
Xaajo online http://www.xaajo.com Email: maamulka@xaajo.com