Hambalyo Dhalasho: Daauud Adeer soo barbaar! @ 10 April 2009 08:30 PM
Qoyska Reer Ugaas Aadan-xadiis Ugaas Muxumed oo kala jooga dalka Maraykanka iyo Swizerland waxay halkan tahniyad uga soo gudbineyaan Xoriyo Ugaas Aadan-xadiis iyo Aadan Jibriil oo uu wiil ugu dhashay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka maalintii Arbacada ahayd ee bisha Abriil 08, 2009. Wiilkaas oo loo bixiyey Daa'uud waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu noqdo midkii dalkiisa, diintiisa, dadkiisa iyo waalidkiisba anfaca. Daa'uud yare soo barbaar!!! Aamiin Aamiin Aamiin
Xaajo online http://www.xaajo.com Email: maamulka@xaajo.com