TACSI: Hooyo Xabiibo Geeddi eebbe ha unaxariisto @ 16 September 2009 06:22 PM
Innaa Lilaahi waa Innaa Ilaahi Raajicuun.
Alla ha u Naxariistee Hooyo Xabiibo Geedi Xasan ayaa maalintii Talaadada ee bisha Sebtember 15, 2009 ku geeriyootey magaalada Naayroobi ee dalka Kiiniya. Alla ha u naxariisto, carruurteeda, qoyskeeda iyo eheladeedana Samir iyo Iimaan Alla ha ka siiyo.
Aamiin..............Aamiin...............Aamiin
Tacsidan waxaa qoyska reer Xasan Cismaan, iyo weliba Mukhtaar iyo Cibaado Xasan Cismaan u soo gudbineya dadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo dhammaantood ku sugan magaalada
San Diego, California, USA:-
1. Axmed Cabdi Haybe
2. Cabdiweli Cabdi Haybe
3. Cabdisalaan Maxamed Qaas
4. Asad Cabdirisaaq Maxamed
5.Cabaas Sheekh Maxamed
6. Axmed Mursal Cabdulle
7. Shire Cabdi Gabboose
8. Cabdi Faarax Urur
9. Cabdiwuhab Cali Xaaji Warfaa
10. Cabduwuhaab Cali Maadhle
11. Cabdullaahi Xasan Cumar (C/laahi Biciidyahan)
12. Cabdullaahi Jaamac Biindhe
13. Maxamed Macallin Dool
Xaajo online http://www.xaajo.com Email: maamulka@xaajo.com