TACSI: Nasri Shukri oo ku geeriyootey Jijiga @ 29 September 2009 09:01 PM
Anigoo ah Deeq Maxamed Cabdiraage waxaa halkan tacsi uga direynaa NASRI SHUKRI YUSUF oo kugeeriyootay Jigjiga waxaana eebbe uga baryeynaa inuu janadii geeyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagteyna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin
Xaajo online http://www.xaajo.com Email: maamulka@xaajo.com