Waxaa si xishmad leh loo ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyaddaha Qoomiyadaha Etoobiya iyo saaxiibadood inay kasooqaybgalaan kulan tacsiyadeed balaadhan oo loo qabanayo Geeridii Kutimd Hogaamiyihii Africa, islamarkaana ahaa Rasulwasaarihiinii gaarka ahaa ee Etoobiya Mudane Males Zenawi . Kulankan ayaa kadhicidoona;
Goobta; Herlev gårdsvey, Kobenhagan- Denmark
Maalinta: Axadda 26th 08-2012
Saacadda: 17:00
Waxii dheerad ah kala xidhiidh: 0045-71450072
Jaaliyadda Somalidda Ethiopia ee Denmark
G/ Dhuux Cabdi Cumar